FIFA oo dhiiro galisay Xulka Qaranka Soomaaliya iyo Macluumaadka kulanka Galabta

Xulka qaranka Soomaaliya ayaa maanta la ciyaaraya dhigiisa Zimbabwe kulanka lugta labaad isreeb-reebka koobka Adduunka 2022 wadamada qaaradda Afrika, waliba marxaladda koowaad, waxeyna heystaan natiijo fiican maadaama ay 1-0 kusoo adkaadeen kulankii martida loo ahaa oo ka dhacay Djabouti. Soomaaliya waxey u aheyd markii ugu horreysay oo ay guul gaarto kulamada isreeb-reebka sida lagu daabacay bogga FIFA, 12-kulan oo … Continue reading FIFA oo dhiiro galisay Xulka Qaranka Soomaaliya iyo Macluumaadka kulanka Galabta